Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland yada Ka duulaysa ahmiyada ay leedahay in la helo caafimaad loo dhanyahay, waxa ay bulshada reer Somaliland iyo caalamkba la xusaysaa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey Xuska Caafimaadka loo Dhanyahay 12 December.
Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland waxa ay u taagan tahay in bulshada reer Somaliland hesho caafimaad loo dhanyahay, tayo leh, lana awoodo taas oo Ka dhigan in Caymiska Caafimaadku yahay mid fududayn kara in la helo yoolkaas.
https://youtu.be/R1l8-hNk-3c

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *